Kenya oo shaacisay in DF ay fasaxday Qaadkii la keeni jiray Soomaaliya

Guddoomiyaha Beeralayda Qaadka Miraa ee dalka Kenya ayaa shaaciyey in heshiis lagu fasaxayo qaadkii loo dhoofin jiray Somalia ay la galeen dowlada federaalka. Shir jaraa’id oo uu qabtay Gudoomiyaha ayuu ku sheegay in 8-da bishan oo ku beegan maalinta Sabtida dib loo fasaxayo Qaadkii la geyn jiray Somalia sida uu qorayo heshiiska Qodobada lagu heshiiyey … Continue reading Kenya oo shaacisay in DF ay fasaxday Qaadkii la keeni jiray Soomaaliya